HomeCaalamkaAskar la dilay iyo kuwo lagu la’ yahay dalka Nayjar

Askar la dilay iyo kuwo lagu la’ yahay dalka Nayjar

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

15 Askari ayaa la dilay, 7 kalena waa la dhaawacay, halka in ka badan 6 kalena lagu la’ yahay weerar ka dhacay Degmadda Torodi ee K/Glabeed ee dalkaasi.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Difaaca ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in Ciiddankaasi lagu weeraray GobalkaTorodi oo ku dhow Xuduudka ay la wadaagaan dalka Burkino Faaso.

- Advertisement -

Diyaaradaha Dagaalka iyo ciiddanka dhulka ee dalkasi ayaa qaaday Hawlgalo lagu baacsanayo Kooxihii weerarka geystay, laguna soo badbaadinayo Askarta lagu la’ yahay Degmadda Torodi ee Gobalka Tillaberi una dhow xuduudka uu dlalka Nayjar la wadaaho dalalka Burkino Faaso iyo Mali.

Inta badan Dagaalamayaal ka tirsan Kooxaha Al-qaacida, Daacish ayaa la sheegay inay weeraro ka geystaan dalalka Nayjar, Mali, Burkino Faso iyo Chad.

Isbuucii la soo dhaafay, 33 qof oo Tuullo-joog ah ayaa lagu dilay weerar ka dhacay dhulka Fog ee Waqooyiga Nayjar, una dhow Xuduudka dalka Mali.

- Advertisement -

Ilaa 1,200 Askar u dhalatay dalka Chad ayaa loo daabulay Xuduudka saddex-geesoodka ee ay dalalkaasi wadaagaan, si ay uga hortagaan weerarada kooxaha Hubeysan ka geystaan dhulka xuduudka ee dalalkaasi.

Latest stories