HomeWararSarkaal ka tirsanaa Booliska Somaliland oo lagu dilay Gobolka Sanaag

Sarkaal ka tirsanaa Booliska Somaliland oo lagu dilay Gobolka Sanaag

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka helayno Gobolka Sanaag ayaa ku warramaya in goordhaweyd halkaasi lagu dilay, Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska Somaliland, kaasi warar kala duwan ay kasoo baxayaan sababta ka dambeysay dilka Taliyahaasi. Alle ha u naxariisto Taliyaha la dilay ayaa lagu Magacaabi jiray Cabaas Maxamed Diiriye, waxaana uu ahaa Taliyaha Booliska degmada Gar-Adag ee gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Gobolka Sanaag ayaa ku warramaya in goordhaweyd halkaasi lagu dilay, Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska Somaliland, kaasi warar kala duwan ay kasoo baxayaan sababta ka dambeysay dilka Taliyahaasi.

Alle ha u naxariisto Taliyaha la dilay ayaa lagu Magacaabi jiray Cabaas Maxamed Diiriye, waxaana uu ahaa Taliyaha Booliska degmada Gar-Adag ee gobolka Sanaag.

- Advertisement -

Wararka aan helnay ayaa tibaaxaya in Masuulka la dialy uu ku jiray howgal hawlgal ay Ciidanka Booliska Somaliland ku soo qabanayeen nin ay raadinayeen, Balse waxaa la sheegay in ay dhacday rasaas ay is waydaarsadeen Booliska iyo dhinaca kale, taasina waxaa ay kjeentay Geerida Taliyahaasi.

Wali Booliska Somaliland wax war ah kaam soo saarin geerida Cabaas Maxamed Diiriye oo goordhawyed lagu dilay degmada Gar-Adag ee gobolka Sanaag, sidoo akle ma jirto faah faahin intasi ka dheeri ah oo la helay.
wixii kusoo kordha halkaan kala soco

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts