HomeWararGuddoomiyihii Dhalinyarada Gobolka Hiiraan oo la dilay

Guddoomiyihii Dhalinyarada Gobolka Hiiraan oo la dilay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku warramaya in goordhaweyd lagu dilay Guddomiyihi Dhalinyarada ee Gobalka Hiiraan, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan dilkaasi. Wararku waxaa ay sheegayaan in koox hubeysan ay dileen Faraax Diir Abdi Garuun oo ahaa Guddoomiyihii dhalinyarada Gobolkaasi, waxaana la sheegay in goobta ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku warramaya in goordhaweyd lagu dilay Guddomiyihi Dhalinyarada ee Gobalka Hiiraan, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan dilkaasi.

Wararku waxaa ay sheegayaan in koox hubeysan ay dileen Faraax Diir Abdi Garuun oo ahaa Guddoomiyihii dhalinyarada Gobolkaasi, waxaana la sheegay in goobta ay isaga baxsadeen dableydii falkaasi dilka ah gaysatay.
Dilka ayaa lagu soo warramayaa in uu si gaar ah uga dhacay Xafada Nurxawaad,iyadoo mas’uulkaasi la dilay xili uu ku sugnaa Xaafaddaasi sida ay wararku inagu soo gaarayaan.

- Advertisement -

Dilka Kadib waxaa goobta gaaray Ciidanka ammaanka, kuwaasi oo sida dad joobjoogyaal ah ay inoo sheegeen sameeyay baaritaanno, inkastoo aan la shaacin cid loo soo qabtay falkaasi.

Sidoo kale hay’adaha ammaanka Gobolka iyo Maamulka Gobolka Hiiraan wax war ah kama soo saarin dilkaasi, mana jirto cid ka hadashay iyo cid sheegatay mas’uuliyadda dilkaasi Caawa loo gaysytay Faraax Diir Abdi Garuun Guddomiyihi Dhalinyarada ee Gobalka Hiiraan.

 

- Advertisement -

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts