HomeCaalamkaDiyaarado nooca Daroonis-ka oo lagu burburiyey Hawada sare

Diyaarado nooca Daroonis-ka oo lagu burburiyey Hawada sare

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ciiddanka Dowladda Iraq waxay saakayto sheegeen inay toogteenj 2 Diyaarado Daroonis oo aan la aqoonin, kuwaasi oo dul heehaabayey 2 deegaan oo ka tirsan Caasimadda dalkaasi ee Baqdaad. Mid ka mid ah Darooniskaasi oo qaraxyo ku miineysnaa ayaa la sheegay in saqdii dhexe ee xalay lagu toogtay Deegaan cidlo ah  oo u dhow Xerada Al-Rashiid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddanka Dowladda Iraq waxay saakayto sheegeen inay toogteenj 2 Diyaarado Daroonis oo aan la aqoonin, kuwaasi oo dul heehaabayey 2 deegaan oo ka tirsan Caasimadda dalkaasi ee Baqdaad.

Mid ka mid ah Darooniskaasi oo qaraxyo ku miineysnaa ayaa la sheegay in saqdii dhexe ee xalay lagu toogtay Deegaan cidlo ah  oo u dhow Xerada Al-Rashiid ee Koonfurta Baqdaad.

- Advertisement -

Diyaarad kale oo Daroon ah ayaa iyadana lagu burburiyey Degmadad Al-Girtan ee Koonfurta Baqdaad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts