HomeWararImaaraadka Carabta iyo QM oo kulan gaar ah ka yeeshay xaaladda Somalia 

Imaaraadka Carabta iyo QM oo kulan gaar ah ka yeeshay xaaladda Somalia 

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Danjira Imaaraadka Carabta u jooga Somalia, Ambassador Maxamed Axmed Cuthmaan Al-Xamadi iyo Ergayga Khaaska ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Ambassador James Swan ayaa waxay Kulan khaas ah ka yeesheen Arrimaha Somalia iyo sidii loo kordhin lahaa Iskaashigooda. Kulankaasi oo shalay ka dhacay Xarunta Safaaradda Imaaraadka ku leeyihiin magaalladda Muqdisho, waxay Ergayga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjira Imaaraadka Carabta u jooga Somalia, Ambassador Maxamed Axmed Cuthmaan Al-Xamadi iyo Ergayga Khaaska ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Ambassador James Swan ayaa waxay Kulan khaas ah ka yeesheen Arrimaha Somalia iyo sidii loo kordhin lahaa Iskaashigooda.

Kulankaasi oo shalay ka dhacay Xarunta Safaaradda Imaaraadka ku leeyihiin magaalladda Muqdisho, waxay Ergayga QM iyo Daniraha ka wada xaajoodeen sidii loo horumarin lahaa Iskaashiga Imaaraadka iyo Xafiiska QM ee Somalia iyo Farsamada Wadajirka ee labada dhinac ku taageerayaan Nabadda iyo Deganaanshaha Somalia.

- Advertisement -

Ambassador Maxamed Axmed Cuthmaan Al-Xamadi iyo Ergayga QM ee Arrimaha Somalia, James Swan waxay kaloo ka wada hadleen waxa loogu yeeray qoddobo la xiriira Danaha Guud.

Danjire Al-xamaadi oo Kulankaasi ka hadlay  waxa uu ku dheeraaday Qaddarinta uu James u fidiyey iyo sida uu u doonayo in loo xoojiyo Xiriirka Safaaradda Imaaraadka iyo Xafiiska Urur-gobaleedka IGAD ee Somalia.

Ergayga QM ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, Ambassador James Swan waxa uu ku bogaadiyey Imaaraadka dadaalkooda socda ee lag taageerayo dadaalka socda ee Nabadda iyo Deganaanshahja Somalia iyo Horumarinta Mashaariicda Samafalka ee ay ka fuliyaan guud ahaan Goballadda Somalia.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts