HomeWararRa’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta oo ku wajahan Sacuudiga iyo ujeedkiisa

Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta oo ku wajahan Sacuudiga iyo ujeedkiisa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay u ambabaxaan Magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga. Ujeedka socdaalka Rooble ayaa waxaa uu yahay gudashada waajibaadka Cimrada, waxaana wararka qaarkood ay sheegayaan in saacadaha soo socda uu ka duuli doono Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay u ambabaxaan Magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga.

Ujeedka socdaalka Rooble ayaa waxaa uu yahay gudashada waajibaadka Cimrada, waxaana wararka qaarkood ay sheegayaan in saacadaha soo socda uu ka duuli doono Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

- Advertisement -

Sida uu qorshahu yahay Ra’iisul Wasaaraha waxaa uu u tegi doonaa labada Xaram ee  Shariifaynka ee Maka Al-mukarama iyo Madiintul-Munawara, si uu ugu soo cibaadaysto maalmaha u dambeeya ee bishan barakaysan ee Ramadaan.

Sidoo kale inta uu ku sugan yahay Magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga ayaa waxaa uu kulamo kala duwan oo ah kuwo Diplomaasiyadeed uu la yeelan doonaa qaar kamid ah Madaxda Sacuudiga.

Safarka Rooble ayaa noqon doona kii saddexaad ee uu Dibedda ugu ambabaxayo tan iyo markii loo magacaabay xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda bishii September 17-dii ee sanadkii hore ee 2020-ka.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa uu horey booqasho ugu tegay dalalka Qatar iyo Kuweyt oo ka tirsan Golaha Iskaashiga dalalka Khaliijka (The Gulf Cooperation Council) ee GCC.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts