HomeWararMuwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Alle ha u naxariistee waxaa goordhaweyd dalka Koonfur Africa lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka ku ganacsada dalkaasi, waxaana kasoo baxaya faah faahinno kala duwan dilkaasi. Marxuumka ayaa waxaa kagu magacaabi jiray  Maxamed C/llaahi loona yaqaanay Farmaajo, waxaana la sheegay in lagu dilay Tuulada Khayelitsha oo katirsan Magaalada Cape Town ee Dalkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Alle ha u naxariistee waxaa goordhaweyd dalka Koonfur Africa lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka ku ganacsada dalkaasi, waxaana kasoo baxaya faah faahinno kala duwan dilkaasi.

Marxuumka ayaa waxaa kagu magacaabi jiray  Maxamed C/llaahi loona yaqaanay Farmaajo, waxaana la sheegay in lagu dilay Tuulada Khayelitsha oo katirsan Magaalada Cape Town ee Dalkaasi Koonfur Afrika.

- Advertisement -

wali lama shaacin cid loo soo qabtay dilka loo gaystay Muwaadinkaasi Soomaaliyeed, balse dalka Koonfur Africa ayaa inta badan waxaa dilal loogu gaystaa ganacsatada Soomaalida ah ee dalkaasi ku ganacsada.

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts