HomeWararTiro Hoobiyeyaal ah oo lagu weeraray xafaado ka tirsan Muqdisho

Tiro Hoobiyeyaal ah oo lagu weeraray xafaado ka tirsan Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Tiro hoobiyeyaal ah ayaa goor dhaweyd lagu garaacay xaafado ka mid ah degmooyinka Wardhiigleey iyo Boondheer ee magaalada Muqdisho, waxaana la helayaa warar dheeraad ah oo ku aaddan Hoobiyeyaasha lagu gaaracay Caasiamdda. Hoobiyeyaashan ayaa mid ka mid ah waxa uu ku dhacay xero ay deganaayeen dad barakacayaal oo ku dhawaw Godka Jilicow, sida ay xaqiijiyeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Tiro hoobiyeyaal ah ayaa goor dhaweyd lagu garaacay xaafado ka mid ah degmooyinka Wardhiigleey iyo Boondheer ee magaalada Muqdisho, waxaana la helayaa warar dheeraad ah oo ku aaddan Hoobiyeyaasha lagu gaaracay Caasiamdda.

Hoobiyeyaashan ayaa mid ka mid ah waxa uu ku dhacay xero ay deganaayeen dad barakacayaal oo ku dhawaw Godka Jilicow, sida ay xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah oo ka agdhawaa halka ay wax ka dhaceen.

- Advertisement -

sidoo kale Wararka aan helnay  ayaa  sheegaya in mid ka mid ah hoobiyeyaasha uu ku dhacay meel ku darbiga Madaxtooyada Soomaaliya, Welina ma cadda khasaaraha ka dhashay weerarkan.

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkan, oo ay sheegtay inay la beegsatay Madaxtooyada Soomaaliya.

waana weerarkii labaad ee hoobiyeyaal ah oo wax ka badan un bil gudaheed ka dhaca Muqdisho.

- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa sidoo kale sheegtay mas’uuliyadda weerar hoobiyayaal ah oo lagu qaaday xerada Xalane ee saldhigga u ah ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ka hawlgala Soomaaliya, 9-kii March 2021.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts