HomeWararWafdi ka socda Dowladda Federaalka oo gaaray Magaalada Baydhabo

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo gaaray Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa gaaray wafdi ka socday dowladda Federaalka oo ay hoggaamineysay Wasiirka Gargaarka, Maareynta iyo Musiibooyinka Xukuumadda xilgaarsiinta Khadiijo Diiriye. Wafdigaan ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Baydhabo ee Shaati gaduud kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, waxaana intaas kadib loo galbiyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa gaaray wafdi ka socday dowladda Federaalka oo ay hoggaamineysay Wasiirka Gargaarka, Maareynta iyo Musiibooyinka Xukuumadda xilgaarsiinta Khadiijo Diiriye.

Wafdigaan ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Baydhabo ee Shaati gaduud kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, waxaana intaas kadib loo galbiyay dhinaca Xarunta Madaxtooyada.

- Advertisement -

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Ujeedka wafdiga ay hoggaamineyso Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye uu yahay sidii Maamulka Koonfur Galbeed ugu wareejin lahaayeen Deeq gargaar ah oo loogu tala-galay in gaarsiiso dadka dhibaateysan ee halkaas kunool oo ay saameeyeen abaaraha.

Sidoo kale wafdigaan ayaa kulan la qaatan doona inta ay ku sugan yihiin Magaalada Baydhabo Madaxweynaha Maamulka Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, iyagoona kala hadli doona xaaladda deegaanada Maamulka ee dadka dhibaateysan.

Deegaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay xaalad adeg ay ku heysatay qoysas danyar ah, kuwaasi ah oo xiligaan u baahan in la gaarsiiso gargaar.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts