HomeWararMadaxda DF iyo M/Goboleedyada oo markale Maanta Shir isugu imaanaya

Madaxda DF iyo M/Goboleedyada oo markale Maanta Shir isugu imaanaya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shirka u dhexeeyay Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo tallaado ah dib uga furmi doona Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho. Shirkaan oo markii hore furmay maalintii sabtida aheyd ayaa waxaa looga hadlay Ajendayaasha Shirka guud ee Madaxda dowladda iyo kuwa maamulada iyo sidii looga wada hadli lahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka u dhexeeyay Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo tallaado ah dib uga furmi doona Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho.

Shirkaan oo markii hore furmay maalintii sabtida aheyd ayaa waxaa looga hadlay Ajendayaasha Shirka guud ee Madaxda dowladda iyo kuwa maamulada iyo sidii looga wada hadli lahaa khilaafka ka taagan qabsoomida doorashada dalka ka dhaceysa.

- Advertisement -

Madaxda ayaa labadii maalin ee lasoo dhaafay siweyn dood uga yeeshay shuruudo Madaxweyneyaasha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Madoobe ku xireen ka qeyb galka Shirka Wadatashiga Arrimaha Doorashada.

Shirka Madaxda ee u socday sabtida iyo Axada ayaa kusoo dhammaaday natiijo la’aan, waxaana shalay oo Isniin aheyd hakad galay shirka Madaxda, iyadoo lagu balamay in Maanta uu dib u bilowdo wada-hadalka.

Beesha Caalamka ayaa Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada cadaadis xoogan ku saareysa inay heshiis rasmi ah ka gaaraan khilaafka ka taagan qabsoomida doorashada dhaceysa.

- Advertisement -

Dhinaca kale dowladdaha Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa si toos ah ugu hanjabay dhinacyada isku haaya siyaasadda dalka, iyagoona u sheegay inay cunaqabateyn saari doonaan cidii fulin muujin weyda tanaasul iyo dabacsanaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts