HomeWararQoorqoor oo Muqdisho ka amba-baxaya iyo sababta oo la ogaaday

Qoorqoor oo Muqdisho ka amba-baxaya iyo sababta oo la ogaaday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa lagu wadaa in maalinada berri ah uu ka amba-baxo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyadoo wali uu socdo shirkii u dhexeyay Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha xubnaha ka ah. Wararku waxaa ay sheegayaan in Qoorqoor uu berri oo Isniin ah uu kusii jeedo magaalada Dhuusamareeb ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa lagu wadaa in maalinada berri ah uu ka amba-baxo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyadoo wali uu socdo shirkii u dhexeyay Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Qoorqoor uu berri oo Isniin ah uu kusii jeedo magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, maadaama mudada 45 cisho ee Dastuurka Galmudug dhigaya in aanu Madaxweynaha ka maqnaan karin deegaanka.

- Advertisement -

Madaxweyne Qoorqoor ayaa la filayaa in gelinka dambe  ama subaxa hore ee Talaadada uu dib ugu soo laabto Muqdisho, si shirka uu qayb kaga noqdo, maaddama shirka ilaa iyo hadda uusan si toos ah u furmin oo Madaxdu ay wadaan wada hadlo gaar gaar ah iyo isu soo dhawaasho siyaasadeed.

Shirka hordhaca ee u dhaxeeya DFS, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa maalintii labaad ku soo dhamaaday, waxaana jirta in aan wali  wax natiijo ama horumar la gaarin, waxaana la isku soo laaban doonaa maalinta Talaadada ah, si ay dhinacyada berri u soo nastaan iyo la tashiyo u soo sameeyaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts