HomeWararShirkii ka socday Teendhada Afisyooni oo hakad galay iyo qodobo la isku...

Shirkii ka socday Teendhada Afisyooni oo hakad galay iyo qodobo la isku mari waayay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa soo dhammaday  Shirkii hordhaca ahaa ee u socday Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana maanta looga hadlay shirka qodobbo dhowr ah oo ku xeeran arrimaha la isku khilaafsan yahay ee doorashada. Maanta oo ahayd maalinta labaad waxay Madaxdu ka hadleen Ajandaha Shirka Doorashada iyo arrimaha kale ee taagan, kuwaasi oo madaxdu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa soo dhammaday  Shirkii hordhaca ahaa ee u socday Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana maanta looga hadlay shirka qodobbo dhowr ah oo ku xeeran arrimaha la isku khilaafsan yahay ee doorashada.

Maanta oo ahayd maalinta labaad waxay Madaxdu ka hadleen Ajandaha Shirka Doorashada iyo arrimaha kale ee taagan, kuwaasi oo madaxdu ay si weyn kaga doodeen.

- Advertisement -

Waxaana Maanta si gaar ah looga hadlay qodobada muhimka u ah arrimaha doorashada, sida qabsoomida Shirka Doorashada iyo caqabadaha kale ee ku xeeran, Madaxda ayaa Berito soo sameyn doona la tashiyo dhexdooda ah waxayna isu soo laaban doonaan talaatada oo ah 06-da April 2021.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ay jiraan qodobada qaar oo la isku fahmi waayay, kuwaasi oo madaxdu ay wadatashiyo kasii sameyn doonaan, waxaana taasi ay keentay in shirku uu maalin hakad galo si wadatashiyo looga sameeyo qodobada qaar ee ilaa iyo hadda aan la isku fahmin.

Shirka ayaa haatan u muuqda mid sii xasaasi ah, waxaana socda oo kulamada gaar gaarka ah ee Madaxdu leeyihiin, iyadoo ay jiraan dadaalo xooggan oo beesha caalamku ku bixinayso sidii ay u dhici laahyd doorasho la isku raacsan yahay oo aan hal dhinac ahayn, waxaana shirka qayb ka ah Puntland iyo Jubbaland oo markii hore diiday in ay ka qayb galaan shirkii Madaxweyne farmaajo isugu yeeray Madaxda dowlad Goboleedyada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts