HomeWararMaamulka Puntland oo Amar kusoo rogay Shirkadaha Isgaarsiinta

Maamulka Puntland oo Amar kusoo rogay Shirkadaha Isgaarsiinta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Puntland ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta deegaanadooda ku amray in la hakiyo doollarka danabaysan ee teleefannada, isla markaasna lagu beddelo Shilinka Soomaaliga oo danabaysan. Qoraal kasoo baxay Guddiga xalinta dhibaatada Suuqa Lacagta Puntland ayaa sheegay in weli aan si buuxda loo adeegsan lacagta Shillin Soomaaliga, uuna jiro qiimo koror alaabaha iyo adeegyada dadka danta yar ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta deegaanadooda ku amray in la hakiyo doollarka danabaysan ee teleefannada, isla markaasna lagu beddelo Shilinka Soomaaliga oo danabaysan.

Qoraal kasoo baxay Guddiga xalinta dhibaatada Suuqa Lacagta Puntland ayaa sheegay in weli aan si buuxda loo adeegsan lacagta Shillin Soomaaliga, uuna jiro qiimo koror alaabaha iyo adeegyada dadka danta yar ay ku iiban jireen lacagta Shillinka.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddiga xalinta dhibaatada ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta Magaalooyinka Puntland faray inay go’aanka lasoo saaray ku dhaqan-geliyaan muddo shan maalmood gudahood oo ka bilaabaneysa 3-da bishaan April 2021.

Amarkaan oo ka soo baxay Guddiga Xallinta Dhibaatada Sicir-bararka Puntland waxaa looga waxaa uu ujeedkiisu yahay in wax laga qabto sicir-bararka, sida ay Guddiga sheegeen.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddiga.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts