HomeWararOxygeen la’aan ka jirta maamul Goboleed iyo Dad ugu dhintay COVID-19

Oxygeen la’aan ka jirta maamul Goboleed iyo Dad ugu dhintay COVID-19

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhimanayaan Oxygeen la’aan baahsan oo ka jirta gobolka. Guddoomiyaha ayaa ka deyriyey xaalada cafimaad ee bulshada ku dhaqan gobolka oo uu sheegay in aysan heli Karin Oxygeen ku filan , inkastoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhimanayaan Oxygeen la’aan baahsan oo ka jirta gobolka.

Guddoomiyaha ayaa ka deyriyey xaalada cafimaad ee bulshada ku dhaqan gobolka oo uu sheegay in aysan heli Karin Oxygeen ku filan , inkastoo uu xusay inay jiraan isbitaalo yaryar oo isku dayaya in ay la tacaalaan xaalada Covid-19 ee ka jirta Gobolka.

- Advertisement -

Sidoo kale Cali Diiriye ayaa xusay in qeybo badan oo gobolka ah ay ka taagantahay xaalad abaareed oo baahsan , waxaana uu u xusay in ay wadaan dadaalo ayaga oo kaashanayo shacabka , isla markaana ay meelaha qaar ka sameynayaan biyo dhaamin.

Cudurka Covid-19 oo ah cudur si deg deg ah ku faafo ayaa dhibaato lixaad leh ku haayo qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolada dalka iyo Magaalda Caasimadda ah ee Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts