HomeWararCiidamada Dowladda oo Al-shabaab kala wareegay degaano ay ku sugnaayen

Ciidamada Dowladda oo Al-shabaab kala wareegay degaano ay ku sugnaayen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Xoogga dalka qeybta 21-aad iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay deegaano hoostega Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug. Dagaalka ayaa sigaar ah uga dhacay deegaanada Sinadhaqo iyo labi-dulle oo hoostega Dhuusamareeb, waxaana dagaalka uu ka dambeeyay, kadib markii Ciidanka dowladda ay weerar ku qaadeen fariisimo Al-shabaab ay ku lahaayeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Xoogga dalka qeybta 21-aad iyo dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay deegaano hoostega Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug.

Dagaalka ayaa sigaar ah uga dhacay deegaanada Sinadhaqo iyo labi-dulle oo hoostega Dhuusamareeb, waxaana dagaalka uu ka dambeeyay, kadib markii Ciidanka dowladda ay weerar ku qaadeen fariisimo Al-shabaab ay ku lahaayeen halkaas.

- Advertisement -

Taliyaha Guutada 15-aad, qaybta 21-aad ee Ciidanka Xooga Gen: Mascuud Maxamed Warsame oo ka mid ah Saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka ayaa waxaa uu sheegay in Al-shabaab ay la wareegeen Sinadhaqo iyo labi-dulle oo markii hore ay joogeen.

Waxaa uu sheegay Taliye Jeneraal Mascuul in dagaalka dhinacyada dhexmaray uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac, isla markaana deegaanada ay haatan ku sugan yihiin Ciidamada.

Sidoo kale Taliyaha Guutada 15-aad, qaybta 21-aad ee Ciidanka Xooga ayaa tilmaamay in howlgalka uu sii socon doono, ayna Shabaabka khasaaro gaarsiiyeen, waa sida u hadalka u dhigay Taliyaha oo la hadlay warbaahinta dowladda.

- Advertisement -

Deegaanada Sinadhaqo iyo labi-dulle ee hoostega Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa la sheegay in ahaayeen deegaanada Al-shabaab ay weerarada ay Caasimadda Galmudug uga soo qaadi jireen, sidoo kalena deegaanada ay ka dhaceen Qaraxyo miinooyin ah oo lagu dilay Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Xoogga iyo kwua Galmudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts