HomeWararBandow Caawa ka dhaqan galay Magaalada Kismaayo

Bandow Caawa ka dhaqan galay Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa Caawa ka dhaqan galay Bandow uu Maamulka kusoo rogay Magaaladaas. Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa Kismaayo ka dhaqan geliyay Bandow, xiliga habeenkii ah oo lagu doonayo in lagu xakameeyo faafida Cudurka halista ah ee COVID-19 oo kusoo laba kacleeyay halkaas. Ciidamada oo wata gaadiidka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa Caawa ka dhaqan galay Bandow uu Maamulka kusoo rogay Magaaladaas.

Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa Kismaayo ka dhaqan geliyay Bandow, xiliga habeenkii ah oo lagu doonayo in lagu xakameeyo faafida Cudurka halista ah ee COVID-19 oo kusoo laba kacleeyay halkaas.

- Advertisement -

Ciidamada oo wata gaadiidka nooca gaashaaman ayaa Caawa lagu arkayaa waddooyinka waaweyn, iyagoona Ciidanka ku amray dadka inay guryahooda ku xaroodaan, si loo fuliyo amarka Maamulka Jubbaland.

Sidoo kale Dad ayaa ku warramay in dadka deegaanka Magaalada ay goorsii horeysay ay ku xaroodeen Guryahooda, isla markaana Caawa wax isku socod dadweyne uusan ka jirin Kismaayo.

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Maamulka Maxamuud Sayid Aadan ayaa shacabka ku amaray inay qaatan Afxir, si looga hortego faafida Cudurka halista ah ee COVID-19, sidoo kalena uu jiro Bandow xiliyada habeenkii ah.

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo iyo deegaano kale oo ka tirsan Maamulka ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay laga diiwaan-geliyay kiisas farabadan oo COVID-19, ayna jiraan dad dhowr ah oo xanuunka halkaas ugu geeriyooday.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts