HomeWararGolaha ammaanka QM oo kulan deg deg ah ka yeeshay Xaaladda cakiran...

Golaha ammaanka QM oo kulan deg deg ah ka yeeshay Xaaladda cakiran ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Golaha ammaanka Qaramada Midoobey ayaa kulan deg deg ah waxaa ay ka yeesheen xaaladda siyaadeed ee Soomaaliya, waxaana ay baaq  u direen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ah. Kulan deg deg ah oo ay ku yeesheen magaaladda New York ayay kaga hadlen xaaladda Soomaaliya, waxaana Madaxda Soomaalida loogu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha ammaanka Qaramada Midoobey ayaa kulan deg deg ah waxaa ay ka yeesheen xaaladda siyaadeed ee Soomaaliya, waxaana ay baaq  u direen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ah.

Kulan deg deg ah oo ay ku yeesheen magaaladda New York ayay kaga hadlen xaaladda Soomaaliya, waxaana Madaxda Soomaalida loogu baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dalka uga qabtaan doorasho loo dhan yahay oo ku dhacda caddaalad iyo xasilooni.

- Advertisement -

15-ka xubnood ee golaha ayaa shaaca ka qaaday in xiligaan loo baahan yahay in dalka Soomaaliya ay ka dhacdo doorasho ay dhammaan dhinacyada ka qayb galaya ay ku qanacsan yihiin, golaha ammaanka ayaa isla qaatay Qoraal ay soo diyaarisay Dowladda Ingiriiska kaasi  oo walaac looga muujiyey xaaladda kala guurka ah ee Soomaaliya.

Wada hadalada u socda Dowladda Soomaaliya iyo Dowladaha xubnaha ka ah ayaa ilaa hadda laga gaarin wax Natiijo ah, waxaana jira khilaaf xooggan oo ka taagan arrimaha doorashooyinka, iyadoo Maamulada Puntland iyo Jubbaland ay walaac ka muujiyeen qaabka ay Dowladda Soomaaliya wax u waddo, waxaana ay sheegeen in Dowladdu ay caqabad ku tahay qabsoomidda doorashada, halka Dowladduna ay eed culus u jeedinayso labada maamul.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts