HomeWararSarkaal ka tirsan Ciidanka Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa ku warramaya in Askari ka tirsanaa Ciidanka Booliska Puntland lagu dilay Magaaladaasi. Wararka aan helayno waxaa ay intaa ku darayaan in Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ee waqooyiga Gaalkacyo ay gacanta ku soo dhigeen nin lagu eedeynayo in iuu ka mid ahaa rag dil xalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa ku warramaya in Askari ka tirsanaa Ciidanka Booliska Puntland lagu dilay Magaaladaasi.

Wararka aan helayno waxaa ay intaa ku darayaan in Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ee waqooyiga Gaalkacyo ay gacanta ku soo dhigeen nin lagu eedeynayo in iuu ka mid ahaa rag dil xalay magaalada ugu geystay askarigaasi ka tirsanaa booliska Puntland.

- Advertisement -

Cumar Maxamed  Samatar waxaa uu ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Booliska Puntland, waxaana dil u gaystay koox Bastoolado ku hubeysan xili uu kusii jiiday gurigiisa, waxaana goobta isaga baxsaday dableydii dilka gaystay sida wararku sheegyaaan.

Saraakiisha ammaanka Gaalkacyo dhanka Maamulka Puntland ayaa warbaahinta u xaqiijyay in ay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah dableydii dilka gaysatay, waxaana intaa ay ku dareen in ay ku raad joogaan kooxdii kale eek u lugta lahaa dilka ka dhacay Magaalada, iyadoo ay socdaan howgallo lagu baadi goobayo dadkii dilka gaystay.

Magaalada Gaalkacyo ayaa dhawanahaan waxaa kusoo badanayay dilalka Qorsheysan iyo qaraxyada, waxaana Magaaladaasi dhawaan lagu dilay mid ka mid ah wariyaasha ka howlgala Puntland, iaydoo ay jiraan masuuliyiin kale oo qaraxyo lala beegsaday, waxaana inta badabn falalkaasi dusha saarta dagaalamayaasha Al-shabaab.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts