HomeWararJubbaland oo War kasoo saartay Ciidanka cusub ee la geeyay Gedo, Digniina...

Jubbaland oo War kasoo saartay Ciidanka cusub ee la geeyay Gedo, Digniina dirtay

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa War kasoo saartay Ciidamo, Hub iyo gaadiid dagaal oo shalay dowladda Federaaka Soomaaliya ka dejisay degmada Doolow ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya. War-saxaafadeed kasoo baxay Jubbaland ayaa waxa lagu sheegay in iyada oo xaalado abaareed ay ka jiraan Gobolka Gedo ay dowladda Federaalka Gobolkaas ka abuureyso Colaad, xili laga sugayay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa War kasoo saartay Ciidamo, Hub iyo gaadiid dagaal oo shalay dowladda Federaaka Soomaaliya ka dejisay degmada Doolow ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.

War-saxaafadeed kasoo baxay Jubbaland ayaa waxa lagu sheegay in iyada oo xaalado abaareed ay ka jiraan Gobolka Gedo ay dowladda Federaalka Gobolkaas ka abuureyso Colaad, xili laga sugayay inay geyso Gargaar lagu caawiyo dadka.

- Advertisement -

Jubbaland ayaa nasiib darro ku tilmaamtay in dowladda Federaalka ay xiligaan adeg Ciidamo ku daabusho Gedo oo ay ka jiraan abaaro saameeyay dadka iyo doonaya, isla markaana ay jiraan dadka qaarkood oo nolosha ku adkaatay.

Sidoo kale Jubbaland ayaa Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Farmaajo ku eedeysay inuu weli wado ku tumashada Dastuurka, isla markaana uusan weli ka waantoobin hurinta Colaada, sidoo kalena uu doonayo inuu jebiyo heshiis kasta oo looga gudbayo caqabadaha dalka ka taagan.

Maamulka Jubbaland ayaa sidoo kalen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uga digay Mas’uuliyada wixii ka dhasha Colaada uu ka hurinayo dowlad Goboleedka Jubbalahnd, ayna taas ku noqon doonto xadgub aan weligiis ka harin.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka kasoo baxay Jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts