HomeWararBandhig Faneed lagu taakuleyn doono Qoys Somali oo ku dhibaataysan dalka Canada.

Bandhig Faneed lagu taakuleyn doono Qoys Somali oo ku dhibaataysan dalka Canada.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  Kaniisadda The Saint Albert United Church ee ku taalla magaalladda Sant Albert ee dalka Canada ayaa la sheegay inay Olole ugu jiraan sidii Tabarucaad loogu ururin lahaa Qoys Somali oo uu Aabahooda geeriyooday bilowgii Toddobaadkan. Marxumka geeriyooday oo La-taliye dhinaca Dhulka u ahaa Dowladda Hoose ee magaalladda Edmonton ayaa la sheegay inuu u geeriyooday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Kaniisadda The Saint Albert United Church ee ku taalla magaalladda Sant Albert ee dalka Canada ayaa la sheegay inay Olole ugu jiraan sidii Tabarucaad loogu ururin lahaa Qoys Somali oo uu Aabahooda geeriyooday bilowgii Toddobaadkan.

- Advertisement -

Marxumka geeriyooday oo La-taliye dhinaca Dhulka u ahaa Dowladda Hoose ee magaalladda Edmonton ayaa la sheegay inuu u geeriyooday xanuunka Kansarka ku dhaca Maskaxda.

Hooyadda Qoyskaasi oo lagu magacaabo Sahra Xasan waxay Codsi Taageero u qoratay Kaniisadda Saint Albert United Church si looga taageero culayska dhinaca dhaqaalaha qoyska oo ka kooban 11-ka qof oo isugu jira kuwa ay dhashay iyo kuwo ay ehel yihiin.

Fannaanka Martin Kerr ee ku caanka ah Qoob-ka-ciyaarka  iyo Kaniisadda The Saint Albert United Church ayaa go’aansaday inay Qoyskaasi ku taageeraan Kharajka laga helo Bandhig Heeso “Show Music”oo ay qabanqaabinayaan.

- Advertisement -

Showgaasi waxa bishan November 14-da lagu qaban doono gudaha Kaniisadda The Saint Albert United Church, waxaana uu socon doona muddo labo saacadood oo keliya.

Maamadda Soomaalida ee Kharajka Bandhigaasi lagu taageeri doono, Sahra Hasasn  ayaa la sheegay inay dalka Canada deggan tahay muddo 25-sannadood

© Radio Dalsan

Source: stalbertgazette.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts