HomeWararAl-Shabaab oo goob fagaare ah ku toogtay 5 ruux

Al-Shabaab oo goob fagaare ah ku toogtay 5 ruux

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa Fagaare kuyaal magaalada Bu’aale ee xarunta Jubbada dhexe waxaa ay ku toogteen illaa 5 ruux oo ay ku eedayeen in ay geystaan dilal iyo shirqoollo, waa sida ay hadalka u dhigeene. Dadka ay Al-Shabaab dileen ayaa waxaa ka mid ah Nin lagu magacaabi jiray Max’med Soomoow Ibraahim oo ku magac dheeraa Booroow, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa Fagaare kuyaal magaalada Bu’aale ee xarunta Jubbada dhexe waxaa ay ku toogteen illaa 5 ruux oo ay ku eedayeen in ay geystaan dilal iyo shirqoollo, waa sida ay hadalka u dhigeene.

Dadka ay Al-Shabaab dileen ayaa waxaa ka mid ah Nin lagu magacaabi jiray Max’med Soomoow Ibraahim oo ku magac dheeraa Booroow, kaasi oo ay sheegeen in uu madax u ahaa Shanta ruux ee lagu qabtay Bu’aale laguna dilay.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa ka mid ah dadkaasi Al-Shabab Fagaaraha ku toogteen Max’med Cusmaan Maxamuud oo ku magac dheeraa Max’med Deeq oo 16 sana jir ahaa, Ismaaciil Saciid Kariib oo 49 sana jir ah,  Max’med Axmed Aadam oo ahaa 42 sana jir ahaa iyo C/qaadir Xasan Cali oo 22 sana jir ahaa, kuwaasi oo dhammaantood la toogtay, waxaana Al-Shabaab ay ku eedeeyeen shantaasi ruux in ay dilal gaysteen iyo in ay gaacn saar la lahaayeen Sirdoonka Dowladda federaalka Soomaaliya.

Fagaare ku yaalla Bu’aale ayaa lagu dilay shantaas nin, balse mid ka mida ahaa oo lagu magacaabi jiray Max’med Soomoow Ibraahim ayay  gowraceen Al-Shabaab

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts