HomeWararSawirro:-Taliska Booliska Soomaaliya oo tababar u soo xiray Ciidamo Cusub

Sawirro:-Taliska Booliska Soomaaliya oo tababar u soo xiray Ciidamo Cusub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, General; Bashiir Maxamed Cabdi “Ameerica” ayaa tababar u soo xiray in kabadan 300 oo Askari, kuwaas oo ka howl-geli doona gudaha Magaalada Garbahaarreey. Ciidanka ayaa Lixdii bilood ee lasoo dhaafay Tababar uga socday Magaalada Garbaaharey ee Gobolka Gado, waxanay ammaanka Magaalada kala wareegi doonaan Ciidanka Millateriga Soomaaliya. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, General; Bashiir Maxamed Cabdi “Ameerica” ayaa tababar u soo xiray in kabadan 300 oo Askari, kuwaas oo ka howl-geli doona gudaha Magaalada Garbahaarreey.

Ciidanka ayaa Lixdii bilood ee lasoo dhaafay Tababar uga socday Magaalada Garbaaharey ee Gobolka Gado, waxanay ammaanka Magaalada kala wareegi doonaan Ciidanka Millateriga Soomaaliya.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, General; Bashiir Maxamed Cabdi , ayaa sheegay in Ciidanka la tababay uu u dhameyatiran yahay Agabkii ay ku shaqayn lahaayeen, isagoo intaa raaciyay in ay heli doonaan xaquuqda ay helaan Ciidanka Booliska ee Dalka.

Saraakiisha Ciidanka xoogga Dalka ee ku sugan Magaalada Garbahaarey ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in ammaanka Degmada ay kala wareegaan Ciidanka Booliska ee uu tababarka usoo dhammaaday.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts