HomeWararDEG DEG:-Bambaanooyin Caawa lagu weeraray Hoyga Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka K/Galbeed

DEG DEG:-Bambaanooyin Caawa lagu weeraray Hoyga Guddoomiyihii Guddiga doorashooyinka K/Galbeed

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka Caawa naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa bambaanooyin lagu weeraray Hoyga uu Magalada Baydhabo ka degan yahay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya,marna soo noqday Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed,hayeeshee uu markii dambe is casilay. Rag la sheegay inay wateen gaari ayaa Hoyga Xildhibaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Caawa naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa bambaanooyin lagu weeraray Hoyga uu Magalada Baydhabo ka degan yahay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya,marna soo noqday Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed,hayeeshee uu markii dambe is casilay.

Rag la sheegay inay wateen gaari ayaa Hoyga Xildhibaan Carfo Ibraahim Aadan bambaanooyin ku weeraray,waxaana lagu soo waramayaa in bambaanooyinkaas ay ku dhaawacmeen Afar ruux oo mid ka mid ah ilaalada Xildhibaanka uu yahay iyo qof wadada marayay.

- Advertisement -

Xilliga Guriga bambaanooyinka lagu weerarayay ayaa la sheegay in xildhibaanka uu gudaha ku jiray,isla markaana wax khasaaraha ah uusan ka soo gaarin marka laga reebo dhaawaca mid ka mid ah ilaalada iyo Nin Oday ah oo wadada marayay

Dadkii bambada ku tuuray Guriga Xildhibaanka ayaa goobta ka baxsaday,waxaa sidoo kale Xildhibaaa  xusid mudan in Xildhibaanka Caawa Gurigiisa bambada lagu weeraray u dhaxda Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Baay Marwo Muraayo Ibraahim Madeer.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts