HomeCaalamkaShan qof oo loo heysto Weerarkii Nairobi oo Maxkamad kasoo muuqday

Shan qof oo loo heysto Weerarkii Nairobi oo Maxkamad kasoo muuqday

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maxkamadda Milimani ee magaalladda Nairobi waxaa shalay la soo taagay  dhowr qof oo  lagu tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen weerarkii ay Al-Shaabaab dhawaan ku qaadeen Hotelka Dusit D2 ee magaalladda Nairobi. Dadka la soo taagay Maxkamadda Nairobi waxaa magacyadooda lagu kala sheegay  Guuleed C/kariim oo heysta Dhalashadda Kanada,  Osman Ibraahim, Joeel Naganga, Oliver Kanyango, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Milimani ee magaalladda Nairobi waxaa shalay la soo taagay  dhowr qof oo  lagu tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen weerarkii ay Al-Shaabaab dhawaan ku qaadeen Hotelka Dusit D2 ee magaalladda Nairobi.

Dadka la soo taagay Maxkamadda Nairobi waxaa magacyadooda lagu kala sheegay  Guuleed C/kariim oo heysta Dhalashadda Kanada,  Osman Ibraahim, Joeel Naganga, Oliver Kanyango, iyo Glaadays Karai

- Advertisement -

Haweeneyda Madaxda ka ah Garsoorayaasha Maxkamadda Milimani , Marthaa Mutuko waxa ay amartay in Eedeysanayaashaasi muddo 30-cisho ah Xabsiga lagu sii hayo, tan iyo inta ay Baarayaasha Boliska Kenya ka soo dhamaystiri doonaan Kiiskooda.

Dhegeysiga Dacwadda shanta Eedeysane  ayaa la sheegay in dib loo dhegeysan doono bisha soo socota ee Feberaayo 18-da.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts