HomeMaqalDhageyso:-Ciidamo dilal ka geystay Shabeellaha Hoose oo Gacanta lagu dhigay

Dhageyso:-Ciidamo dilal ka geystay Shabeellaha Hoose oo Gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamadaan ayaa Guddoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa waxa uu sheegay in ay ahaayeen kuwo dilal ka geystay deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose Maxkamada Ciidamada qalabka sida ay ku guuleysatay in laoso xiro. Waxa uu sheegay in todobaadkii la soo dhaafay Ciidamada Amaanka ay Shabeellaha Hoose kasoo xireen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadaan ayaa Guddoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute ayaa waxa uu sheegay in ay ahaayeen kuwo dilal ka geystay deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose Maxkamada Ciidamada qalabka sida ay ku guuleysatay in laoso xiro.

Waxa uu sheegay in todobaadkii la soo dhaafay Ciidamada Amaanka ay Shabeellaha Hoose kasoo xireen 6 Akari dad rayid ah dil u geystay,kuwaas oo qaarkood la Maxkadeeyay.

- Advertisement -

Waxa uu Ciidamada uga digay inay ku dul dagaalamaan dadka Shacabka ah dhexdooda,waxaan uu sheegay in marnaba aan la ogolaan doonin in Ciidamada uu ku dhex jiro qof Gacan ku dhiigle ah oo  dil geystay.

Hadalkaan kasoo baxay  Guddoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa kusoo aadaya xilli mararka qaarkood Ciidamada Dowladda ay sibareer ah u dileen dadka Shacabka ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts