HomeWararSawirro:-Taliyaha Cusub ee Qaybta 21aad Ciidanka xooga dalka oo gaaray Cadaado

Sawirro:-Taliyaha Cusub ee Qaybta 21aad Ciidanka xooga dalka oo gaaray Cadaado

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

S/Guuto Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir “Kaanti” Taliyaha Cusub ee Qaybta 21aad oo uu la socdo Taliyihii hore ee Qaybta Gen. Cabdullaahi Aadan Xuseen “Cirro” ayaa  gaarey Magaalada cadaado oo Xarun ku meel Gaar ah u ah Taliska waxaana garoonka Diyaaradaha ee Cadaado ku soo dhoweeyay Saraakiisha kala duwan ee Qaybta 21aad. Taliyaha cusub ee Qaybta S/Guuto […]

- Advertisement -
- Advertisement -

S/Guuto Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir “Kaanti” Taliyaha Cusub ee Qaybta 21aad oo uu la socdo Taliyihii hore ee Qaybta Gen. Cabdullaahi Aadan Xuseen “Cirro” ayaa  gaarey Magaalada cadaado oo Xarun ku meel Gaar ah u ah Taliska waxaana garoonka Diyaaradaha ee Cadaado ku soo dhoweeyay Saraakiisha kala duwan ee Qaybta 21aad.

Taliyaha cusub ee Qaybta S/Guuto Yuusuf Maxamed Cabdilqaadir ayaa salaan ka qaatey Cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka qaybta 21aad waxaana intaa kadib loo  gelbiyay Dhismaha Taliska qaybta oo ku yaala Gudaha Magaalada Cadaado.

- Advertisement -

Taliyihii hore ee Qaybta 21aad Gen. Cabdullaahi Aadan Xuseen oo soo dhoweeyay Taliyaha cusub ee dhowaan lasoo magacaabey S/Guuto Yuusuf Cabduqaadir ayaa u sharaxey qaabka ay u shaqeeyaan Guutooyinka iyo ururada Qaybta iyo howlaha hadda Socda wuxuuna intaasi raaciyey in maalmaha soo socda ay qaban doonaan munaasabad uu xilka ku wareejinayo .

S/Guuto Yuusuf Cabdilqaadir oo ah Taliyaha cusub ee Qaybta ayaa u mahad celiyay Saraakiisha iyo askarta soo dhoweysay wuxuuna u balan qaadey wadashaqeyn Wanaagsan iyo In qof walba lagu ixtiraami doono Howsha uu qaranka u hayo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts