HomeWararPuntland oo ka hortimid Go’aankii Isimida ku fasaxeen Madaxda Dowladda (War-Saxaafadeed)

Puntland oo ka hortimid Go’aankii Isimida ku fasaxeen Madaxda Dowladda (War-Saxaafadeed)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxtooyada Puntland ayaa kasoo horjeesatay Go’aankii Isimada Puntlnad ay ku diideen amarkii hore Maamulkaa suga soo baxay ee ahaa in Xubnaha ka socda Dowladda Federaalka aysan tegi karin Puntland inta ay doorashooyinka ka socdaan. War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in hadalada kasoo baxay Isimada Puntlnad ay soo dhaweeynayaan,hayeeshee Go’aankii horay u gaareen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxtooyada Puntland ayaa kasoo horjeesatay Go’aankii Isimada Puntlnad ay ku diideen amarkii hore Maamulkaa suga soo baxay ee ahaa in Xubnaha ka socda Dowladda Federaalka aysan tegi karin Puntland inta ay doorashooyinka ka socdaan.

War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in hadalada kasoo baxay Isimada Puntlnad ay soo dhaweeynayaan,hayeeshee Go’aankii horay u gaareen Guddiga Amniga Maamulka Puntland uu weli sidiisii yahay oo ana waxba iska bedelin.

- Advertisement -

Puntland ayaa Go’aankaas ay deegaanadeeda uga mamnuucday Xubnaha ka socda Dowladda inta lagu jiro doorashooyinka weli ku adkey saneysa,xilli Maanta Magalada Garoowe ay ka socoto doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka Madaxtooyada Puntland kasoo baxay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts