HomeMaqalDhageyso:-Qodobo laga soo saaray Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland+Sawirro

Dhageyso:-Qodobo laga soo saaray Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland+Sawirro

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa Maanta ka qabsoomay kulankii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Jubbaland,waxaana shir gudodomiyey Madaxweynaha Maamulkaas Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) Qodobada Maanta looga hadlay kulanka ayaa waxaa ka mid ahaa xoojinta ammaanka deegaanada xorta ah iyo howl-gallada qeybtoodii hore ay bilowdeen ee lagu xoreynayo gobalka Jubbada dhaxe,kuwaas oo ay gacanta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa Maanta ka qabsoomay kulankii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Jubbaland,waxaana shir gudodomiyey Madaxweynaha Maamulkaas Axmed Maxamed Islaam(Madoobe)

Qodobada Maanta looga hadlay kulanka ayaa waxaa ka mid ahaa xoojinta ammaanka deegaanada xorta ah iyo howl-gallada qeybtoodii hore ay bilowdeen ee lagu xoreynayo gobalka Jubbada dhaxe,kuwaas oo ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.

- Advertisement -

Kulanka Golaha Wasiirada Jubbaland ee Maanta ayaa waxaa warbixino looga qaar kamid ah Wasaaradaha dowlad goboleedka Jubbaland sida Wasaaradda Macdanta,Biyaha iyo Tamarta iyo Wasaaradda Arimaha gudaha.

Dhageysiga Wasaaradahaas ka dib waxaa shirka intiisa badan looga hadlay howlgalada ka billowday Jubbaland kuwaas oo loo doonayo in lagu xoreeyo deegaanada wali kamaqan gacanta dowlad gobaleedka Jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts