HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaano bilaabay xalinta dagaal beeleedyo ka dhacay G/Shabeellaha dhexe

Dhageyso:-Xildhibaano bilaabay xalinta dagaal beeleedyo ka dhacay G/Shabeellaha dhexe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay bilaabeen dadaal ay u galayaan xalinta dagaal beeleedyo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe,dagaaladaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Deegaano hoostaga degmada Warshekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayay dagaal beeleedyadaas ka dhaceen,waxana dhawaan socdaal ku tegay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle,si ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay bilaabeen dadaal ay u galayaan xalinta dagaal beeleedyo ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe,dagaaladaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Deegaano hoostaga degmada Warshekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayay dagaal beeleedyadaas ka dhaceen,waxana dhawaan socdaal ku tegay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle,si ay usoo afjaraan dagaal beeleedyadaas.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Xildhibaanadaas oo la hadlay Warbaahinta Dalsan ayaa sheegay in ay bilaabeen qorsho la xiriira dib u heshiisiin ah,isla markaana ay u saareen guddi soo baara waxyaabihii ka dhashay dagaal beeleedyadaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka Mid ka mid ah Xildhibaanada Hir-Shabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts