HomeWararDhaq dhaqaaqyo Ciidan oo Caawa ka socda Gobolka Jubbada Hoose

Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo Caawa ka socda Gobolka Jubbada Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka Caawa naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay shegayaan in dhaq dhaqaaqyo Ciidan ay halkaasi ka wadaan Ciidamada Dowlad goboleedka Jubbaland. Gelinkii dambe ee Maanta degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa gaaray Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Jubbaland,kuwaas oo diyaarado looga daabulay Magalada Kismaayo. Wararka ayaa waxa ay intaasi ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Caawa naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay shegayaan in dhaq dhaqaaqyo Ciidan ay halkaasi ka wadaan Ciidamada Dowlad goboleedka Jubbaland.

Gelinkii dambe ee Maanta degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa gaaray Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Jubbaland,kuwaas oo diyaarado looga daabulay Magalada Kismaayo.

- Advertisement -

Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in Ciidamada Jubbaland ay duleedyada degmada Afmadow ka wadaan dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ay ku doonayaan inay kula wareegaan deegaanada ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.

Taliyaha Cusub ee loo Magacaabay holwgalka Jubbaland ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa maanta sheegay in Jubbaland ay u diyaar garowday dagaalka Shabaab looga saarayo deegaanada Maamulkaas.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa dhawaan sidoo kale si kala gooni gooni ah ula kulmay Saraakiisha iyo Ciidamada Jubbaland,isaga oo ku amray inay u diyaar garoobaan howlgal ka dhan ah Al-Shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts