HomeWararWeerar Bambaano oo Caawa ka dhacay Magalada Muqdisho

Weerar Bambaano oo Caawa ka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar bambaano oo Caawa lagu qaaday mid ka mid ah laamaha ay ka kooban tahay degmada Yaaqshiid ee Gobolkan Banaadir. Weerarkaas ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku dhaawacantay 4 Ruux oo isugu jira Ciidan iyo Shacab sida ay sheegeen dad ku sugan halka weerarka Bambaano uu Caawa ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar bambaano oo Caawa lagu qaaday mid ka mid ah laamaha ay ka kooban tahay degmada Yaaqshiid ee Gobolkan Banaadir.

Weerarkaas ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ku dhaawacantay 4 Ruux oo isugu jira Ciidan iyo Shacab sida ay sheegeen dad ku sugan halka weerarka Bambaano uu Caawa ka dhacay.

- Advertisement -

Dadkii bambaanooyinka ku tuuray mid ka mid ah laamaha ay ka kooban tahay degmada Yaaqshiid ayaa sida la sheegay Goobta ka baxsaday,waxaana sida caadada aheyd gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo howlgallo ka wada.

Weerarkaan Bambaano ee Caawa ka dhacay Yaaqshiid ayaa kusoo aadaya xilli saakay degmada Waaberi weerar Bambaano uu ka dhacay kaas oo aan geysan wax khasaaro ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts