HomeWararSawirro:-Ciidamo Itoobiyaan ah oo Gudaha u galay Magalada Baydhabo

Sawirro:-Ciidamo Itoobiyaan ah oo Gudaha u galay Magalada Baydhabo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo Itoobiyaan ah ay Goordhow galeen Gudaha Magalada Baydhabo. Ciidamo wata Dabaabaadka ayaa lagu arkay Xaafadaha Magalada Baydhabo,xilli halkaasi ay ka socdeen banaanbaxyo rabshado watay. Wariyeyaal ku sugan Magalada Baydhabo ayaa waxa ay soo sheegayaan in Ciidamada Itoobiya soo galeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo Itoobiyaan ah ay Goordhow galeen Gudaha Magalada Baydhabo.

Ciidamo wata Dabaabaadka ayaa lagu arkay Xaafadaha Magalada Baydhabo,xilli halkaasi ay ka socdeen banaanbaxyo rabshado watay.

- Advertisement -

Wariyeyaal ku sugan Magalada Baydhabo ayaa waxa ay soo sheegayaan in Ciidamada Itoobiya soo galeen Baydhabo,isla markaana xiiligaan xaalada Magalada ay tahay mid degan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts