HomeWararSawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo dhagax-dhigay Madxafka Qaranka

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo dhagax-dhigay Madxafka Qaranka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Axad ah waxa uu dhagax-dhigay Madxafka Qaranka,kaas oo dhawaan dib u dhis lagu sameynayo. Munaasabada dhagax-dhiga ayaa waxaa ku sugnaa,Madaxweyne Farmaajo,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir,Wasiirada Maaliyadda iyo Boostada iyo mas’uuliyiin kale. Madaxafka Qaranka ayaa dhawaan Maamulka gobolka Banaadir waxa uu ka raray Dad Shacba ah oo deganaa tan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Axad ah waxa uu dhagax-dhigay Madxafka Qaranka,kaas oo dhawaan dib u dhis lagu sameynayo.

Munaasabada dhagax-dhiga ayaa waxaa ku sugnaa,Madaxweyne Farmaajo,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir,Wasiirada Maaliyadda iyo Boostada iyo mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Madaxafka Qaranka ayaa dhawaan Maamulka gobolka Banaadir waxa uu ka raray Dad Shacba ah oo deganaa tan iyo burburkii dalka ee dagaalada sokeeye ay ka dhaceyn.

Madxafka Qaranka ayaa Madaxda dalka waxa ay dhawaan sheegeen in uu ka mid noqon doono Goobaha dowladda ee lagu dhisayao Barnaamijka isxilqaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts