HomeMaqalDhageyso:-Khilaaf soo kala dhex galay Guddoomiyaha G/Hiiraan iyo ku xigeenkiisa

Dhageyso:-Khilaaf soo kala dhex galay Guddoomiyaha G/Hiiraan iyo ku xigeenkiisa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa haatan soo shaac baxay khilaaf Cusub oo soo kala dhex galay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amaanka Cabdi Kariin Maxamuud Taakooy. Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga oo dhawaan Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan uu ka hor yimid nidaamka dowliga ah,isla markaana uu yahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa haatan soo shaac baxay khilaaf Cusub oo soo kala dhex galay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed iyo Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amaanka Cabdi Kariin Maxamuud Taakooy.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga oo dhawaan Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan uu ka hor yimid nidaamka dowliga ah,isla markaana uu yahay kaligii talis,hayeeshee waxaa arrinkaasi beeniyay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Guddoomiye Dabageed oo la hadlayay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho  ayaa sheegay in uusan la socon khilaaf kala dhaxeeya ku xigeenkiisa,waxaana uu ku hanjabay in uu tallaabo ka qaadi doono Guddoomiye Taakow.

“Dowladnimo kala dambeyn iyo xukun ayay leedahay,aniga wixii Hiiraan ka jira aniga ayaa madax u ah,hadii aan ceel ku shubaayo iyo hadii aan Jano gelinaayo aniga ayaa leygaga dambeynaayaa,balse hadda Idaacad uga hadli maayo balse dowladnimo ayaan tallaabo uga qaadi doonaa ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Khilaafka la sheegey in uu ka dhaxeeyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo ku xigeenkiisa ayaa la sheegay in uu salka ku haayo arrimo la xiriira Hayadaha Amniga Gobolka Hiiraan wallow Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u sheegay in waxkasta isaga looga dambeynaayo.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Warbiixnta Warkaan iyo Wariyaheena Cabdi Waxiid.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts