HomeWararRadio Dalsan oo Maanta Si Toos ah U soo Tabin Doonna Doorashadda...

Radio Dalsan oo Maanta Si Toos ah U soo Tabin Doonna Doorashadda Madaxtinimadda Ee Maamulka Galmudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Dalsan La socda waxaan ku wargelineynaa in si toos ah ay ugala socon karaan Idaacadda iyo Websiteka Radio Dalsan Doorashadda Madatinimadda Maamulka Galmudug Ee ka dhaceysa Magaaladda Cadaado. Waxa halkasi ka soo warami doonna saxafiyiin Dalsan ka tirsan oo sido kale soo gudbin doona Wareysiyo xiiso badan oo si gaar ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Dalsan La socda waxaan ku wargelineynaa in si toos ah ay ugala socon karaan Idaacadda iyo Websiteka Radio Dalsan Doorashadda Madatinimadda Maamulka Galmudug Ee ka dhaceysa Magaaladda Cadaado.

Waxa halkasi ka soo warami doonna saxafiyiin Dalsan ka tirsan oo sido kale soo gudbin doona Wareysiyo xiiso badan oo si gaar ah looga diyaariyay Musharaxiinta Doorashada Madaxtnimadda Maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Doorashadda waxa ku tartami doonna ilaa iyo Lix Musharax waxana ugu cad cad:-

1-Axmed Macalin Fiqi

2-Axmed  cabdisalaam Xaaji Adan

- Advertisement -

iyo Cabdikariim Xuseen Guuleed.

Waxa codeyn doonna 86 Xildhibaan oo maanta diyaar u ah iney u codeyaan Lixdasi Musharax.

Haddaba waxan si toos uga soo tabin doonnaa Xarunta Doorashadda ay ka dhaceyso sida Codadka loo bixin doono Wareegyada la isla gaaro Doorashada iyo ku dhawaaqista natiijadda oo aad la socon doontan insha allah.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts