HomeWararHawlgalka Midowga Europe (EUTM Somalia), oo qalabayn doona Ciiddanka Dowladda iyo...

Hawlgalka Midowga Europe (EUTM Somalia), oo qalabayn doona Ciiddanka Dowladda iyo Isbitaalka Xoogga Dalka Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliyaha Hawlgalka Midowga Europe ee Tababarka Ciiddanka Somalia (EUTM Somalia), Jeneral Antonio Maggi ayaa Suxufiyiinta ugu sheegay magaalladda Brissels ee dalka Belgium inay wax ka beddeleen qorshahooda, isla markaana ay haatan muhiimadda siin doonaan qaababka kale ee loo qalabayn karo Ciiddanka. “Waxaan haatan sahminaynaa sida ugu macquulsan ee lagu taageerayo Ciiddanka Somalia iyadoo loo soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Hawlgalka Midowga Europe ee Tababarka Ciiddanka Somalia (EUTM Somalia), Jeneral Antonio Maggi ayaa Suxufiyiinta ugu sheegay magaalladda Brissels ee dalka Belgium inay wax ka beddeleen qorshahooda, isla markaana ay haatan muhiimadda siin doonaan qaababka kale ee loo qalabayn karo Ciiddanka.

“Waxaan haatan sahminaynaa sida ugu macquulsan ee lagu taageerayo Ciiddanka Somalia iyadoo loo soo marsiinayo Qorshaha Tababarka iyo qalabaynta ee EU-da” ayuu yiri Jeneral Maggi.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay Ciiddanka ay tababaraan siinayaan qalabka iyo adeegyadda muhiimka ee ay u baahan yihiin.

Dhinaca kale, Hawlgalka Midowga Europe ee Tababarka Ciiddanka Somalia (EUTM Somalia) oo shan sanno jirsaday ayaa waxaa lagu tababaray 4,000 oo Askar ka tirsan Ciiddanka Dowladda Somalia.

Qorshaha Hawlgalkaasi ayaa ah inay tababaraan 1,200 oo Askari, ka hor inta aan la soo gebagebeynin Hawlgalkaasi bisha December ee sannadka soo socota.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts