HomeWararWadooyinka muhiimka ah ee Muqdisho oo Maanta xiran

Wadooyinka muhiimka ah ee Muqdisho oo Maanta xiran

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa inta badan Maanta xiran Isgoysyada Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho,xilli lagu wado in uu furmo shirka Golaha Iskaashiga Islaamka. Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa lagu arkayaa Wadooyinka Waaweyn ee Muqdisho,sida Maka Al-Mukarama, wadnaha iyo Wadada Jubba ee ka ee tagta degmada Xamarweyne.iyad oo gaadiidka Dadweynaha u diidaya inay Wadooyinka isticmaalaan. Sabaha ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa inta badan Maanta xiran Isgoysyada Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho,xilli lagu wado in uu furmo shirka Golaha Iskaashiga Islaamka.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa lagu arkayaa Wadooyinka Waaweyn ee Muqdisho,sida Maka Al-Mukarama, wadnaha iyo Wadada Jubba ee ka ee tagta degmada Xamarweyne.iyad oo gaadiidka Dadweynaha u diidaya inay Wadooyinka isticmaalaan.

- Advertisement -

Sabaha ugu weyn ee Wadooyinka loo xiray Maanta ayaa ah in Maanta Muqdisho uu ka furmayo Shirka Golaha Iskaashiga Islaamka iyo wafdi ka socda wadamada Islaamka ee Ururkaas ku jira oo Muqdisho imaanaya.

Maanta degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir waxaa ka da’aya Roob,iyada oo ay yar tahay dadka inta badan lugeynaya.

Markii Magalada Muqdisho ay imaanayaan wufuud Caalami ah ama uu ka furmayo Shirwyen ayaa waxaa la xiraa wadooyinka muhiimka ah ee Muqdisho,waxana taasi dhibaato ku qaba Shacabka ku nool Gobolkan Banaadir.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts