HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa Maanta oo Sabti ah kulankoodii caadiga ahaa waxa ay  ku yeelanayaan xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa ah aqrinta labaad ee hindise Sharciyeedka Maamulka iyo Maaliyadda (PFM),waxana ka qeyb geli doona Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya. Sidoo kale Dhameystirka dooda aqrinta labaad ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa Maanta oo Sabti ah kulankoodii caadiga ahaa waxa ay  ku yeelanayaan xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka ayaa ah aqrinta labaad ee hindise Sharciyeedka Maamulka iyo Maaliyadda (PFM),waxana ka qeyb geli doona Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale Dhameystirka dooda aqrinta labaad ee hindise sharcyeedka golaha mihnadlayaasha caafimaadka qaranka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay ka soo qeyb galaan.

Hindise Sharciyeedka Maamulka iyo Maaliyadda (PFM) ayaa soo maray akhrinta koowaad,waxaana Maanta la filayaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka ay marsiiyaan akhrinta labaad.

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa todobaadkii waxa ay kulmaan Saddex jeer oo kala ah Sabti, Asniin iyo Arbaco marka laga reebo kulamada deg dega ah,waxaana haatan horyaalka Ajandayaal dhowr ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts