HomeMaqalDhageyso:-Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Dhageyso:-Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in waqtigaan loo baahan yahay in laga wada Shaqeeyo sugida dhanka Amniga iyo dardar gelinta dagaalka looga soo horjeedo Al-Shabaab Waxa uu sheegay in Koonfur Galbeed oo kaashaneysa Ciidamada AMISOM ay bilaabeyso howlgal ka dhan ah Al-Shabaab kaas oo looga saarayo deegaanada Koonfur Galbeed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in waqtigaan loo baahan yahay in laga wada Shaqeeyo sugida dhanka Amniga iyo dardar gelinta dagaalka looga soo horjeedo Al-Shabaab

Waxa uu sheegay in Koonfur Galbeed oo kaashaneysa Ciidamada AMISOM ay bilaabeyso howlgal ka dhan ah Al-Shabaab kaas oo looga saarayo deegaanada Koonfur Galbeed ay kaga sugan yihiin.

- Advertisement -

Waxa uu soo hadal qaaday Ciidamada isku-dhafka ah oo ay Dowlad Goboleedyadu sheegeen inay sameysanayaan,waxana uu sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan xureynta dalka.

Madaxweynaha Maamulka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa tiro ka dhowr jeer ku dhawaaqay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab balse hadalkaas uusan noqon mid ficil isku bedela.

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts