HomeMaqalDhageyso:-Shariif Xasan oo ka hadlay Musharixiinta Gaadiidka aan xabada Karin la tegay...

Dhageyso:-Shariif Xasan oo ka hadlay Musharixiinta Gaadiidka aan xabada Karin la tegay Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Maanta dib ugu laabtay Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kadib shirkii Garoowe ayaa ka hadlay musharixiinta Baydhabo la tegay baabuurta aan xabada Karin. Waxa uu sheegay in maalmahaan ay soo gaareysay in musharxiin dowladda Federaalka wadato ay Gawaari aan xabadi Karin la soo galeen Magalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Maanta dib ugu laabtay Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kadib shirkii Garoowe ayaa ka hadlay musharixiinta Baydhabo la tegay baabuurta aan xabada Karin.

Waxa uu sheegay in maalmahaan ay soo gaareysay in musharxiin dowladda Federaalka wadato ay Gawaari aan xabadi Karin la soo galeen Magalada Muqdisho.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in taasi ay tahay qalad in qof aan weli la dooran in gaari ay dowladdu soo siiso,waxaana uu sheegay in ay la mid tahay in qofkaasi la doortay.

Maalma ka hor ayaa waxaa Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay si kala gooni gooni ah u tagay musharixiinta kala ah taliyihii hore ee Nabadsugida Soomaaliya Xuseen Cismaan Xuseen iyo Cabdi Casiis laftagareen oo ka mid ahaa Golaha wasiirada Soomaaliya,iyaga oo wata Gaadiidka aan xabada Karin.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxwyenaha Maamulka Koonfur Galbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts