HomeMaqalDhageyso:-Is qab qabsi Xoogan oo ka dhex Jira Maamulka Degmada Jalalaqsi

Dhageyso:-Is qab qabsi Xoogan oo ka dhex Jira Maamulka Degmada Jalalaqsi

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa xilligaan is qabqabsi xoogan uu ka taagan yahay maamulka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan oo dhawaan isbedel dhinaca Maamulka ah lagu sameeyey. Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga iyo Siyaasada Degmada Jalalaqsi Xuseen Sheekh Aadan ayaa sheegay in Hoygiisa ay ku soo weerareen rag sheegay in loo soo Magacaabay degmada Jalalaqsi. Waxa uu sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa xilligaan is qabqabsi xoogan uu ka taagan yahay maamulka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan oo dhawaan isbedel dhinaca Maamulka ah lagu sameeyey.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga iyo Siyaasada Degmada Jalalaqsi Xuseen Sheekh Aadan ayaa sheegay in Hoygiisa ay ku soo weerareen rag sheegay in loo soo Magacaabay degmada Jalalaqsi.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in laba Nin oo hubeysan ay hoygiisa ugu yimideen,iyaga oo u sheegay in uu xilka ku wareejo,isla markaana ay jir dileen sida uu hadalka u dhigay.

Si kastaba weli wax jawaab ah dhankooda kama bixin mas’uuliyiinta uu eedeynta u jeediyay Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga iyo Siyaasada Degmada Jalalaqsi.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga iyo Siyaasada Degmada Jalalaqsi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts