HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaanada ku sugan Dhuusamareeb oo mooshin ka keenay Madaxweyne Xaaf

Dhageyso:-Xildhibaanada ku sugan Dhuusamareeb oo mooshin ka keenay Madaxweyne Xaaf

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug gaar ahaan kuwa ku sugan Magalada Dhuusamareeb ayaa waxa ay shaaciyeen inay wadaan mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Galmudug. Xildhibaanadaas oo qaarkood la soo xiriiray Idaacadda Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in guddoonka ay u gudbin doonaan mooshinkaas,isla markaana uu socdo qorshihii ugu dambeeyay. Xildhibaan Muxudiin Cali Jimcaale(Jakuula) oo ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug gaar ahaan kuwa ku sugan Magalada Dhuusamareeb ayaa waxa ay shaaciyeen inay wadaan mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Galmudug.

Xildhibaanadaas oo qaarkood la soo xiriiray Idaacadda Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in guddoonka ay u gudbin doonaan mooshinkaas,isla markaana uu socdo qorshihii ugu dambeeyay.

- Advertisement -

Xildhibaan Muxudiin Cali Jimcaale(Jakuula) oo ka mid ah xildhibaanada Galmudug ayaa Dalsan u sheegay in xildhibaanada mooshinka wada ay gaarayana ilaa 50 Mudane,isla markaana isaga uu ka mid yahay Xildhibaanada saxiixay.

Arrintaan ayaa soo ifbaxday wixii ka dambeeyay kadib markii xalay uu dib u dhac ku yimid Magacaabista Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu waday in Madaxweyne Xaaf uu Magacaabo.

Madaxda Maamulka Galmudug ugu sareysa ayaa ah kuwa iskhilaafsan,waxaana xildhibaano ku shiray Magalada Cadaado oo ay goobjoog ka ahaayeen madaxweyne ku xigeenka iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ay sheegeen inay xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaan Jakuula.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts