HomeWararDoorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo Maanta Ka Dhaceysa Garoowe

Doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo Maanta Ka Dhaceysa Garoowe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxaa Maanta la filayaa in ay ka dhacdo doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya. Kursigaan ayaa waxaa baneeyey,isla markaana dhawaan iska casilay Ex-Xildhibaan Dhahar Cali Faarax. Musharixiinta Maanta doorashada ka dhaceysa Puntland ku tartami doona ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxaa Maanta la filayaa in ay ka dhacdo doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya.

Kursigaan ayaa waxaa baneeyey,isla markaana dhawaan iska casilay Ex-Xildhibaan Dhahar Cali Faarax.

- Advertisement -

Musharixiinta Maanta doorashada ka dhaceysa Puntland ku tartami doona ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo ku sugan Magaalada Garoowe.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yareey) oo dhawaan gaartay Magaalada Garoowe ayaa sheegtay in doorashada kursi ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo deegaan doorashadiisu ay tahay dowlad Goboleedka Puntland la qaban doono.

Sidoo kale waxaa ay sheegtay in ergadii dooran laheyd Kursiga banaan loo soo gudbiyey,sidoo kalena ay kursigaa isku-soo sharaxeen ilaa laba musharax.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts