HomeWararMadaxweynaha Hir-Shabeelle iyo Xildhibaano Caawa kulan ku leh Jowhar

Madaxweynaha Hir-Shabeelle iyo Xildhibaano Caawa kulan ku leh Jowhar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulkaas uu Caawa kulamo gooni gooni ah la leeyahay Xildhibaanada Hir-Shabeelle. Kulamadaan ayaa ka dambeysay markii madaxweyne Waare uu Maanta safar deg deg ah ku tegay Jowhar kadib markii xalay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle ay mooshin ka gudbiyeen. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynaha Maamulkaas uu Caawa kulamo gooni gooni ah la leeyahay Xildhibaanada Hir-Shabeelle.

Kulamadaan ayaa ka dambeysay markii madaxweyne Waare uu Maanta safar deg deg ah ku tegay Jowhar kadib markii xalay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle ay mooshin ka gudbiyeen.

- Advertisement -

Xildhibaano ka tirsan Hir-Shabeelle oo aan Caawa la hadalnay ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in kulamada uu Madaxweyne Waare Caawa la leeyahay Xildhibaanadii mooshinka ka keenay iyo kuwo kale oo isaga taagersan.

Kulamada ayaa waxay uga hadlayaan sidii Madaxweyne Waare uu u qancin lahaa Xildhibaanada oo ku eedeeyey xil gudasho la’aan iyo musuq maasuq.

Magalada Jowhar ayaa ka duwan Caawa sidii hore,iyada oo Maanta wafdigii Madaxweyne Waare soo dhaweyntiisa uusan ka qeyb galin guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts