HomeMaqalDhageyso:-Xasan Sheekh Maxamuud oo ka dhoofay Muqdisho Saacado kadib....

Dhageyso:-Xasan Sheekh Maxamuud oo ka dhoofay Muqdisho Saacado kadib….

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ahna Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Horumarka ayaa Maanta ka dhoofay Magalada Muqdisho Saacado kadib markii Muqdisho lagu qabtay Munaasabad lagu soo bandhigayay xisbiga uu guddoomiye ka yahay. Mudane Xasan sheekh Maxamuud oo shalay sirasmi ah loogu doortay Guddoomiyaha Xisbigaas ayaa sheegay in lagu casuumay munaasabad ka dhaceysa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ahna Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Horumarka ayaa Maanta ka dhoofay Magalada Muqdisho Saacado kadib markii Muqdisho lagu qabtay Munaasabad lagu soo bandhigayay xisbiga uu guddoomiye ka yahay.

Mudane Xasan sheekh Maxamuud oo shalay sirasmi ah loogu doortay Guddoomiyaha Xisbigaas ayaa sheegay in lagu casuumay munaasabad ka dhaceysa Jaamacadda Oxford Union oo ku taalla dalka Britain,isla markaana uu khudbad ka jeedin doono.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in laba todobaad kadib uu Magalada Muqdisho dib ugu soo laaban doono.

Ugu dambeyn waxa uu soo hadal qaaday xisbiga uu guddoomiyaha ka yahay,waxana uu sheegay in mas’uuliyiin kale oo xisbiga ka tirsan ay joogaan,isla markaana ay Shaqada siiwadi doonaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts