HomeCaalamkaDhageyso:-Nin la la'aa mudo ku dhow bil oo laga helay isaga oo...

Dhageyso:-Nin la la’aa mudo ku dhow bil oo laga helay isaga oo Jeebeysan guriga Gudoomiyaha degmada Afgooye

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Aabaha dhalay ninkaas oo la soo xiriiray Idaacadda Dalsan ee Magalada Muqdisho ayaa sheegay in wiilkiisa uu nolol iyo geeri ku la’aa mudo 15 Maalin ah,balse Maanta ugu dambeyn uu helay. Aabo Saleemaan Xaamud Xiireey ayaa sheegay in Wiilkiisa dhowr jeer uu ku raadiyey in uu ku xiran yahay Saldhiga Afgooye balse uu ka waayey,isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Aabaha dhalay ninkaas oo la soo xiriiray Idaacadda Dalsan ee Magalada Muqdisho ayaa sheegay in wiilkiisa uu nolol iyo geeri ku la’aa mudo 15 Maalin ah,balse Maanta ugu dambeyn uu helay.

Aabo Saleemaan Xaamud Xiireey ayaa sheegay in Wiilkiisa dhowr jeer uu ku raadiyey in uu ku xiran yahay Saldhiga Afgooye balse uu ka waayey,isla markaana mudo 15 Maalin ah kadib uu ka helay isaga oo nool oo jeebeysan Guriga guddoomiyaha degmada Afgooye.

- Advertisement -

In kastoo uusan Aabe Saleemaan cadeyn waxa lagu heysaty wiilkiisa ayaa hadana warar aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in ay xireen ciidamada Nabadsugida Afgooye,isla markaana loo heystay weerar dhawaan ka dhacay Saldhiga Afgooye.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts