HomeCaalamkaShaqaala saarnaa Markab oo la afduubtay

Shaqaala saarnaa Markab oo la afduubtay

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Wararka ka imanaya dalka Nigeria ayaa shegaya in koox burcad badeed ah ay afduubteen shaqaala saarnaa markab.

Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay xeebta Bonny,oo u dhaw Port Harcourt.
Shaqaalaha markabkani oo lagu magacaabo Massoel ayaa waxay sheegeen in bucad badeedani ay markabkani oo siday Qamadi ay xoog ku soo koreen.

- Advertisement -

Burcadda ayaa la tagay 12 ka mid ah 19 shaqaalihii markabka saarnaa.
Shirkadda iska leh markabka ayaan wali shaacin dalalka ay ka soo kala jeedaan shaqaalihii saarnaa markabka la afduubay.

Ciidamada badda ee dalka Nigeria ayaan xaqiijin Karin dhacdadan , balse waxa waxa ay sheegeen in doomo ay qoryo ku rakiban yihiin halkaasi loo diray si ay baaritaan u sameeyaan.

Weerarada ay qaadaan burcad badeeda ayaa ku sii badanayay biyaha dalka Nigerian muddooyiinkii ugu dambeeyay.

- Advertisement -

Bishii May ee sanadkan 11 ka mid ah shaqaale saarnaa Markab ayaa laga afduubtay goobta lagu magacaabo Port Harcourt, waxaana la haystay 4 toddobaad.

Latest stories