HomeCaalamkaShaqaala saarnaa Markab oo la afduubtay

Shaqaala saarnaa Markab oo la afduubtay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wararka ka imanaya dalka Nigeria ayaa shegaya in koox burcad badeed ah ay afduubteen shaqaala saarnaa markab. Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay xeebta Bonny,oo u dhaw Port Harcourt. Shaqaalaha markabkani oo lagu magacaabo Massoel ayaa waxay sheegeen in bucad badeedani ay markabkani oo siday Qamadi ay xoog ku soo koreen. Burcadda ayaa la tagay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imanaya dalka Nigeria ayaa shegaya in koox burcad badeed ah ay afduubteen shaqaala saarnaa markab.

Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay xeebta Bonny,oo u dhaw Port Harcourt.
Shaqaalaha markabkani oo lagu magacaabo Massoel ayaa waxay sheegeen in bucad badeedani ay markabkani oo siday Qamadi ay xoog ku soo koreen.

- Advertisement -

Burcadda ayaa la tagay 12 ka mid ah 19 shaqaalihii markabka saarnaa.
Shirkadda iska leh markabka ayaan wali shaacin dalalka ay ka soo kala jeedaan shaqaalihii saarnaa markabka la afduubay.

Ciidamada badda ee dalka Nigeria ayaan xaqiijin Karin dhacdadan , balse waxa waxa ay sheegeen in doomo ay qoryo ku rakiban yihiin halkaasi loo diray si ay baaritaan u sameeyaan.

Weerarada ay qaadaan burcad badeeda ayaa ku sii badanayay biyaha dalka Nigerian muddooyiinkii ugu dambeeyay.

- Advertisement -

Bishii May ee sanadkan 11 ka mid ah shaqaale saarnaa Markab ayaa laga afduubtay goobta lagu magacaabo Port Harcourt, waxaana la haystay 4 toddobaad.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts