HomeMaqalDhageyso:-Janeraal Bariise"waxaa jira mas'uuliyiin difaacaya dadka amnidarrada ka geysta Muqdisho"

Dhageyso:-Janeraal Bariise”waxaa jira mas’uuliyiin difaacaya dadka amnidarrada ka geysta Muqdisho”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliyaha Hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal cabdullaahi Xasan Bariise ayaa wax auu Maanta si ukul uga hadlay dhibaatooyinka amnidarro ee ka dhacay Magalada muqdisho. Waxa uu sheegay in mararka qarkood falalka manidarro dd ay u qabtaan Ciidamada Booliska alse ay jiraan mas’uuliyiin dadkaasi dambiilayaasha ah difaacaya. “Runtii waxaad arkeysaa markii ciidamada booliska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal cabdullaahi Xasan Bariise ayaa wax auu Maanta si ukul uga hadlay dhibaatooyinka amnidarro ee ka dhacay Magalada muqdisho.

Waxa uu sheegay in mararka qarkood falalka manidarro dd ay u qabtaan Ciidamada Booliska alse ay jiraan mas’uuliyiin dadkaasi dambiilayaasha ah difaacaya.

- Advertisement -

“Runtii waxaad arkeysaa markii ciidamada booliska gacanta ku soo dhigaan rag falal amnidaro ka geysta muqdisho inay ka daba imaanayaa mas’uuliyiin ha ahaan saaraakiil ciidan iyo kuwo kale iyaga oo qofkaas difaacaya ayuu yiri Taliye Bariise.

Hadalka Taliyaha Hoggaanka Waaxda Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ku soo aadaya xilli dilalka loo geysanayo ciidamada dowladda iyo dad Shacab ah inta ay ku soo bateen Magalada Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts