HomeWararDEG DEG:-Banaanbax ka socda Magalada Cadaado

DEG DEG:-Banaanbax ka socda Magalada Cadaado

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud aya waxa ay sheegayaan in goordhow uu ka bilaawday halkaas banaanbax. Qaar ka mid ah Shacabka Magalada Cadaado ayaa banaanbaxa dhigaya,waxana la sheegay inay uga soo horjeedaan dagaal beeleed ka soo cusboonaaday deegaanka Dacdheer oo ku yaalla xadka Soomaaliya iyo itoobiya. Shacabka ayaa ku dhawaaqaya erayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud aya waxa ay sheegayaan in goordhow uu ka bilaawday halkaas banaanbax.

Qaar ka mid ah Shacabka Magalada Cadaado ayaa banaanbaxa dhigaya,waxana la sheegay inay uga soo horjeedaan dagaal beeleed ka soo cusboonaaday deegaanka Dacdheer oo ku yaalla xadka Soomaaliya iyo itoobiya.

- Advertisement -

Shacabka ayaa ku dhawaaqaya erayo ay ku diidan yihiin banaanbaxaas,iyaga oo ugu baaqay labada maleeshiyo beeleed inay dagaalka joojiyaan.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka magalada Cadaaado ee Galmudug ayaa goobjoog ka ah banaanbaxa kuwaas oo la filayo inay dadka banaanbaxayaasha ah la hadlaan.
Faah faahinta kala socda Radiodalsan.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts